Golaha shacabka oo shaaciyey Maalinta codka kalsoonida loo qaadayo Wasiirada cusub

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah uu jiro Kulanka Golaha Shacabka Ajendaha kulanka ayaa la sheegay inuu yahay cod u qaadista kalsooni siinta Golaha Wasiirada magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda. Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa hortagi doona Golaha Shacabka barnaamijka Xukuumaddiisa ayuuna ka hor akhrin doonaa isagoo ka dibna weydiisanaya codka … Continue reading Golaha shacabka oo shaaciyey Maalinta codka kalsoonida loo qaadayo Wasiirada cusub